Laamiga Dayniile oo 30-sano kadib dib u dhis casri ah lagu sameenayo

Waxaa maalmaha soo socda la filayaa in si rasmi ah loo dhagax dhigo dib u dhis balaaran oo lagu sameenayo laamiga aada xarunta degmada Dayniile oo bur bursanaa 30-kii sano ee lasoo dhaafay. Dib u dhiska laamiga Dayniile ayaa ka bilaabanaya isgooska kuliyadda Jaalle Siyaad waxaana la filayaa on la dhiso ilaa xarunta degmada Dayniile, … Continue reading Laamiga Dayniile oo 30-sano kadib dib u dhis casri ah lagu sameenayo